SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

DEG DEG: Dagaal Culus oo dib uga qarxey gobolka Mudug iyo dhimashada oo sii korortey

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo hubeysan oo kasoo kala jeeda deegaanada Galmudug iyo Puntland in uu kasocda deegaanka Jeex oo qoraxsin ka xiga magaalada Gaalakcyo.

Ilaa iyo 18 Ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 15 kalena ay ku dhaawacmeen dagaalka kasocda deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug.

Deegaanka Jeexdin ayaa horay waxaa ugu dagaalamay Maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamulada Puntland iyo sidoo kale Galmudug.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®