SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Masuuliyiinta NUSOJ oo baaq u diray dowladda Soomaaliya si wax looga ogado dilka shalay dhacey

Waxaa shalay gelinkii dambe Degmada yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye ka tirsanaa Idaacadda Shabeelle.

Wariyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C/casiis Maxamed Cali Xaaji waxaana uu ka tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle.

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in ay Dilkiisa ka dambeeyeen Wariyaha, waxaana markii ay Dilka fuliyeen kadib ka baxsadeen goobta uu Dilka ka dhacay.

Xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in ay xun yihiin dilka loo geystay Wariye Xaaji.

Xoghayaha guud ayaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay gacanta kusoo dhigto kooxihii ka dambeeyay dilka Wariyaha.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®