SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo soo bandhigay Askari Uganda u dhashay oo ay Gacanta ku hayaan

 

Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda,kaas oo ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose Sanad ka hor.

Al-shabaab oo Askarigaan ka soo duubay Muuqaal Dhowr Daqiiqo soconaya ayaa sheegay in ay ku qabteen Dagaalkii Janaale ee dhexmaray Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab.

Askariga ka tirsan Ciidanka Uganda ayaa lagu Magacaabaa Masassa M.Y waxaana uu Ciidamada AMISOM ku soo biiray 2009.

Askariga ay soo bandhigeen Shabaab ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dalka Uganda inuu ka shaqeeyo sidii loo sii deyn lahaa.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®