SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Toogasho dad Lagu Dhaawacay oo ka Dhacday Dalka Sweden

Booliska Dalka Sweden ayaa Sheegay in 4 qof ay ku Dhaawacmeen Toogasho ka Dhacday Magaalada Malmo ee Caasimada dalka Sweden.

Sida ay sheegeen Booliska magaalada Maalmo 4 qof ayaa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday magaladaas kadib markii kooxo hubaysan oo watay mootooyin ay rasaas ku fureen gaari dad rayid ah saarnaayeen oo eryanayeen.

Mid ka mid dadka ku dhaawacmay weerarkaas ayaa la tilmaamay in uu ku jiro xaalada halis ah halka Saddexda kalana la sheegay in ay soo gaareen dhaawacyo fudfudud haatan xaaladooda ay tahay mid aad u wanaagsa.

Booliska ayaa dhacdadaas waxa ay ku tilmaameen isku day dil oo lasoo qorsheeyay balse aan u dhicin sidii loogu talagalay.

Warbaahinta ka hawlgasha Gudaha dalkaas ayaa sheegtay in ay soo kordhayeen mudooyinkii dambe weerarada nuucaan ah ee ka dhacaya magalada Maalmo ee Caasimada dalka Sweden.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®