SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Diyaarado duqeymo xoogan ka geystay Duleedka Magaalada Kismaayo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay Tuulo ku dhow Degaanka Baarxaani ee Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Diyaaradahan Dagaal ayaa duqeymaha ku beegsaday sida la sheegay Tuulada Kanjaroon oo ku dhow Degaanka Beerxaan waxaana halkaasi ku sugan Xarakada Al Shabaab.

Duqeyntan ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan weli la cayimin.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo ka soo daatay Diyaaradahaasi ay horey u ka xeysteen ilaa iyo Ruux oo lagu tuhmayo Al Shabaab.

Ilaa iyo hada ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha Xarakada Al Shabaab oo ku aadan Duqeynta la sheegay in ay ka dhacay Duleedka Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®