SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Masar oo ballan qaaday in Sharciga la soo taagayo kuwii ka dambeeyey Tahriibayaashii ku dhintey Xeebaha dalkaasi.


Madaxweynuhu waxa uu Maamulayaasha ku amray inay ciqaabaan kuwii ka dambeeyey falkaasi oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 160-Tahriibayaal.

Kooxaha Gurmadka iyo Kalluumeysatada Masar ayaa soo badbaadiyey 169 ka mid ah Tahriibayaashii ay Doonida Arbacadii la soo dhaafay kula degtay Xeebaha dalkaasi.

Ilaa 600 Tahriibayaal oo u kala dhashay dalalka Masar, Somalia, Sudan iyo Eritrea ayaa la sheegay inayla socdeen Doonidii degtay, waxaana ilaa haatan la helay maydadka 164-qof.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®