SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxda Yurub oo ka shiraysa sidii ay qaxootiga uga horjoogsan lahayeen in ay galaan dalalkooda

Hogaamiyayaasha dalalka bartamaha Yurub iyo Balkan-ka ee ku shiraya Vienna, ayaa isku dayayay in ay la yimaadaan istaraatajiyad mideysan, oo lagu joojinayo muhaajiriinta ku qulqulaya qaaradda Yurub.

Madaxda ayaa ku heshiiyay in Midowga Yurub looga baahan yahay in uu koontaroolo xuduudihiisa dibadda.

Hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegtay in Midowga Yurub uu u baahanyahay wadashaqeynta dalalka Afrikaanka ah iyo sidoo kale Pakistan iyo Afghanistan, si ay u xaqiijiyaan in muhaajiriinta la qaabili waayo si wanaagsan dalalkooda loogu celiyo.

Ra'iisul wasaaraha Hungry, Viktor Orban, ayaa ku celiyay baaqa ah in xarumo qaxooti laga sameeyo dibedda Yurub, sida Libya, halkaasi oo dadka magangalya doonka ah codsiyaashooda loogu qabanayo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®