SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mudaharaadyo looga Soo Horjeedo Xagjirayaasha Nasiga Cusub oo ka dhacday dalka Finland

 


Kumannaan qof ayaa ka qeyb qaatay socod ka dhacay dalka Finland, oo ay kaga dibadbaxayaan cunsurinnimo isa soo tareysa iyo rabshadaha xagjirnimada ah oo ay geysanyaan kooxaha garabka midig.

Booliska ayaa sheegay in ku dhawaad 15,000 oo qof ay ku dibad baxeen caasimadda dalkaasi ee Helsinki.

Ra'iisul wasaaraha Findland, Juha Sipilä, ayaa ku biiray socod ka dhacay magaalada Kuopio.

Dibadbaxyadan ayaa daba socda geerida nin laga shakisan yahay in ay dileen kooxaha Nazi-ga taabacsan.'

Mr Sipilä ayaa sheegay in rabshadaha isa soo taraya ee xagjirnimada ah ay walaac ka qabaan in badan dadka u dhashay dalkaasi Finland.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®