SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Sargaal ka tirsan Al-shabaab Madaxiisa Lacag la dul dhigtay

 

Dowladda dalka Kenya ayaa u balan qaaday cidii war ka keentay Ramadhan Kioko oo la sheegay inuu yahay qof argagexiso ah oo la sheegay inuu xirir la leeyahay dhaq dhaqaaqa Al-shabab.

Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Kenya ayaa sheegay in ninkaan uu ka danbeeyay weerar 26-July ka dhacay degaan xeebedka Lamu ee dalkaasi oo saraakiil bam dhulka loogu aasay ay ku dhawacmeen.

Wasiirka ayaa shacabka ugu baaqay in ay macluumad ka keenan ninkaasi oo qorshe badan u maleegay Kenya.

Waxaanan la ogeyn halka rasmiga ah uu ku dhuumalaysanayo Ramadhan Kioko.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®