SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dib u dhac ku yimid doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Somalia

 


Wararka ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid xubnaha aqalka Sare oo lagu waday in lagu dhawaaqo maanta.

Guddiga doorashooyinka dadban wali kama hadlin arintaan , waxaana la sheegaya in ay jiraan sabababo badan oo geenay in uu dib u dhaco doorashada xubnaha Aqalka Sare.

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa lagu waday in lagu dhawaaqo xubnaha Aqalka Sare 25-ka Bisha September ee sanadkaan , waxaana la sheegaya in taasi aysan suurta gal ahayn oo uu dib u dhac ku yimid soo xulista iyo sidoo kale doorashada xubnaha Aqalka sare.

Caqabada ugu badan ayaa la sheegaya in ay ka taagan yihiin dhanka dhaqaalaha iyo sidoo kale xubnaha Aqalka sare ee ka imaanaya gobolada Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®