SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mareykanka Oo duqeyn ku dilay Saraakiil Al-Qaaciddo ah dalka Yemen.

Afar Katirsan Saraakiisha Sare ee Ururka Al-qaacidda Garabkiisa Wadanka Yemen ayaa lagu Dilay weerarro ay Fuliyeen Diyaaradaha Mareeykanka, Xilli ay Saarnaayeen Gaari marayay Barriga Magaaladda Sanca.

Weerarkaan ayaa waxaaa laga Fuliyay Gobolka Mahrib oo ay Maamulaan Ciidammo daacad u ah Madexweeynaha Dibed joogga ah ee Cabdu Rabbi Mansuur Haadi.

Taliyii Alqaacidda Gacanka Carbeed ee loo Soo Gaabiyo AQAB laguna Magacaabo Abu Khalid Al-sanaani ayaa ku Dhintay Weeraradda ay Fuliyeen Diyaaradaha Marreykanku Sida ay Sheegeen Saraakiil Ka Tirsan Doowladda Yemen.

Weerarkaan lagu Dilay Hugaamiyihii Al-Qaacidadda ee Yemen, ayaa waxaa uu ahaa Weerarkii labaab oo Mareeykanku ay Qaadaan Muddo labo Maalmood Gudohood ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®