SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Waxba Kama Jiraan in loo Magacaabay Safiirka Ethopia

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo ku aadanaa in Madaxweynaha Puntland Dr C/wali maxamed Gaas uu safiir u Magacaabay Dalka Ethopia.

“Majirto wax magacaabid ah, dad ayaa soo dhoodhoobay oo doonaya inay dadka jahwareeriyaan oo ay madaxweynahana ka been abuurtaan,” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xasan Soocadde.

Warar lagu baahiyay baraha bulshada In lagu sheegay in Madaxweynaha Puntiland Cabdiweli Gaas in digreeto Madaxweyne uu ku Magacaabay Safiirka Cusub ee Puntland u fadhin doona dalka Ethopia taasi oo dad badan ay layaabeen.

Warqada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntiland Cabdiweli Gaas ayaa lagu sheegay in Puntiland ay u magacawday Sureer Abshir Muuse in uu noqdo Safiirka Dowlada Puntilnad u fadhiya dalka Itoobiya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®