SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Midowga Afrika oo Soomaliya Usoo Direy Koox La Soconaya Doorashada Somaliya

Kooxdaan ayaa waxaa la sheegay in ay uu guurgeli doonto qaabka ugu fiican ee farsamo oo lagu caawinkaro doorashada Somaliya ka dhacaysa sanadkaan 2016-ka.

Gudoomiyaha gudiga ururka nidawga Africa ayaa amray in kooxdaan farsamo ee tageeraya hawlaha Dorashada loosoo diro gudaha wadanka Somaliya.

Sidoo kale imaanshaha kooxdaan qabiirada ah ee ka socota midawga Africa ayaa waxaa lagu go’aamiyay kulan golaha ammaanka iyo nabadgelyada midawga Africa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethobia 6 September 2016.

Khabiiradaan ay midawga Africa usoo direen Somaliya ayaa waxaa ay ka koobanyihiin laba khabiir oo kala ah Ms. Hope Mary Nsangi oo u dhalatay dalka Uganda iyo Mr. Jespa Ajereboh Tichock oo u dhashay dalka Cameroon,waxaana la tilmaamay in ay muqdisho soo gaareen 17-kii bishaan September 2016.

Kooxdaan ayaa sidoo kale waxaa ay xoojin doontaa qaybta siyaasada ee AMISOM,waxaana ay Somaliya sii joogidoonaan ilaa laga gaaro doorashada soomaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®