SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Nin Wiil uu dhalay ku dilay Muqdisho iyo Dhaawac culus oo uu u geystey Aabihiis iyo Hooyadiis.

Xaafada Waxar Cadde Ee Degmada Hiliwaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dhacdo ay aad uga naxeen dhamaan Dadka Deegaanka iyo intii ay maqal ahaanba u gaartay.

Nin maanka looga jiro ayaa Xaafada waxar cade ku dilay ilmo yar oo uu dhalay iyo isagoo dhaawac culus u heystay labadii waalid ee isaga dhalay oo iyaguna araga la’aa (Indhooleyaal).

Goor dambe oo uu falkaasi geystay ayey dadka Deegaanka arkeen isaga oo gacmaha dhiig ku leh isla maarkana dhex socda xaafada.

Durbadiiba waxey war galiyeen CIidamada Ammaanka markii ay meesha soo gaareen ayey in ay gacanta ku dhigaan ayuu la dagaalamay CIidamadii taasina waxey dhaxal siisay in ay ka dhaawacaan gacanta,

Ugu dambeyntiina gacanta ayey ku dhigeen Nimkii maanka looga jiray ee ilmaha yar ee uu dhalay dilay soona dhaawcay waalidkiisa oo araga

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®