SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mamulka Koonfur Galbeed oo laga dareemaayo soo xulista xildhibaanada

Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay sida ay u socdaan howlaha soo xulista xildhibaanada iyo sidoo kale ergooyinka dooranaya xildhibaanada Koonfur Galbeed u matalaaya baarlamaanka cusub ee lagu wado in uu dhawaan dalku yeesho.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee maamulka Koonfur Galbeed Sayid Cali Baafo ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha doorashooyinka xildhibaanada baarlamaanka.

Gudoomiyaha sidoo kale sheegay in ay la xisaabtami doonaan odayaasha dhaqanka ee soo xulaaya xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed u matalaaya dowladda Soomaaliya.

Soo xulista xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn looga dareemaya qaar ka mid ah caasimadaha dowlad goboleedyada ka jira dalka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®