SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Rer Hiiraan iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku kala qeybsan Shirka Jowhar ka sodca

Shirka Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe Maamulka loogu sameynayo ee ka soconayo Magaalada Jowhar ayaa Shirkaasi waxaa ku kala qeybsan Maamulka Gobolka Hiiraan.

Sheekh Xuseen oo ah Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ka qeyb galayaan Shirka Maamul u sameynta ee Magaalada Jowhar ka soconaya.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed oo dhawaan ku laabtay Magaalada Baled-weyne ayaa sheegay in Reer Hiiraan aysan ka qeyb galeyn Shirka Maamul u sameynta ee ka soconaya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®