SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

62 Askari Suuriyan ah oo lagu dilay duqeyn ay geysteen diyaradaha mareykanku gudaha Dalka Siiriya.

Dowladda Syria ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Isbahaysiga Maraykanka duqeyn ku dileen 62 Askari, kuna dhaawaceen 100 kale.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Syria ayaa ka codsaday Golaha Ammaanka ee QM inay cambaareeyaan weerarkaasi lagu dilay Askar ku sugneyd meel ku dhow Garoonka Diyaaradaha Milliteriga ee Dayr Alzuur.

Dowladda Raashiya ayaa xaqiijisay inay Afar Diyaaradaha Isbahaysiga Maraykanka oo ka soo duulay Garoon ku yaalla gudaha dalka Iraq geysteen weerarkaasi

Waaxda Gaashaandhiga Maraykanka ayaa sheegtay inay jirto dhacdadaasi, balse la joojiyey in la sii duqeeyo goobaha ay Milliteriga Dowladda Syria joogeen.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®