SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kenya oo aan wali Gudbin qoraalkeeda Dacwadda Muran badeedka Soomaaliya kala Dhexeeya

Dowladda Kenya ayaa Waraaqaha Dacwada ee ku aadan murun badeedka kala dhaxeeya Soomaaliya waxey u gudbineysaa Maxkamada Caalamiga ah ee Hague .

Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Kenya ayaa u ambabaxay Dalka Natherland, si ay u furaan dacwadooda.

Dowladda Soomaaliya ayaa dacwadaan u gudbisay Maxkamada Hague 28-ka bisha Agaust ee Sanada 2014-kii si go’aan looga gaaro murun badeedka u dhaxeeya Dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ka tirsan labada Dowladdood oo u dhaxeeya muran badeedka ayaa lagu wadaa in ay ka soo muuqdaan Maxkamada Hague si ay goob joog uga noqdaan qaabka loo xukumayo Kiiskaasi.

Kenya ayaa marar badan isku dayday in arintaan ay wada hadal ku soo dhameyso balse waxaa middaasi ka soo horjeestay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®