SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo iskaga baxay Degaanka Muqokori

Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa iskaga baxay Degaanka Muqokori ee Gobolka Hiiraan.

Mas’uuliyiinta Degaanka Muqokori ayaa sheegay in Bixitaanka Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya aysan ku wargalin islamarkaana ay ka War heleen iyagoo Faarujiyay Fariisimihii ay ku lahaayeen Degaanka Muqokori.

Ma ahan mari ugu horeysay ee Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay Faarujiyaan Degaano ka mid ah Gobolka Hiiraan.

Degaanada ay ka baxaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa dib ula Wareega Xarakada Al-shabaab.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®