SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Odayaasha Hiiraan oo sheegay in uusan qabsoomi Karin shirka Jowhar

 

Waxgaradka ka soo jeeda gobolka hiiraan ayaa si kulul markale kaga hadlay qorshaha maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.

Nabadoon Caaqil Muumin Gariig oo kamid ah odayaasha ka soo jeedo gobolka hiiraan ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Simba ee magaalada muqdisho ayaa waxa uu sheegay in xiligaan ay mudan tahay in laga fiirsado qorshaha loo wajahayo shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo

Nabadoonka ayaa sheegay in xiligaan aan la joogin waqti lagu mashquulo arinta ku aadan maamul u sameynta labada gobolka waxa uuna nabadoonka carabaabay in meelo badan oo kamid ah gobolka hiiraan in weli dhibaatooyin ay ka jiraan arintana ay u baahan tahay marka hore in xal laga gaaro.

Nabadoon Caaqil muumin ayaa dhinaca kale waxa uu ku eedeyay dowlada soomaaiya in ay ku mashquulineyso xiligaan dadka kuwada nool gobolada hiiraan iyo sh/dhexe shirka jowhar isagoona tilmaamay in dowlada laga rabey in waqti hore ay dadka ku dhiiro geliso sameynta maamul dadku ay u mideysan yihiin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®