SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guddiga Doorashoooyinka Dadban oo war ka soo saaray arimaha Doorashooyinka

 


Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Dalka oo qaar ka mid ah dadweynaha degan gudaha Dalka Kenya kula hadlayay Magaalada Nairobi ayaa sheegay Guddigooda ay sameeyeen kormeerayaal caalami ah iyo waliba kuwo Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Dalka Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) ayaa sheegay in Guddiga ay kormeeri doonaan sida ay u socoto Howlaha Doorashada, si Doorashada ay u noqoto mid xalaal oo sdiii loogu tala galay u dhacda.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka dadban ee Dalka ayaa ka shaqeynaya Hirgelinta Doorashada Bishan iyo waliba Bisha ku xigta la qorsheeyay in ay Dalka ka dhacdo.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®