SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Muqdisho oo Shirkii Madasha Wada-tashiga Maanta lagu soo Gabagabeynayo

 


Wararka aan ka heleyno Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta la filaayo in lasoo xiro shirka madasha Qaran ee u dhaxeeyay madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka goboleedyada dalka.

Ra’iisul wasaaraha Somalia Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa shalay amba qaaday shir gudoominta shirkaasi oo maalmahii Ciida hakad u galay.

Maanta ayaa la filayaa in war murtiyeed laga soo saaro shirkaasi iyadoona lagu heshiiyay qodobo dhowr ah oo aqalka sare oo muran ka taagna.

Amaanka Muqdisho ayaa wali waxa uu yahay mid aad loo adkeeyay,waxaana Xiran wadooyinka Magaalada.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®