SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowlada Waqooyiga Kuuriya oo Dooneysa in ay tijaabiso nukliyer kale

 

Dowladda Kuuriyada Koofureed ayaa waxay ka digeysaa in Kuuriyada Waqooyi ay isu diyaarineysa inay nukliyer kale tijaabiso.

Waxay sheegayaan in , sida ay ka ogaadeen sawiro dayax gacmeed oo laga qaaday gobol buuraley ah, waxaa lagu ogaaday in labo kamid ah seddaxda kanaal ee tijaabada la isticmaalay.

Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koofureed ee Yanhap, waxa ay daabacday in Waqooyigu ay dhameystirtay diyaarinta.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in tijaabada seddaxaad ay xilli kastaa qaadi karto.

Tijaabadii Nukliyerka ee Kuuriyada Waqooyi ay sameysay jimcihii aanu soo dhaafnay waxa uu aad uga xoog badnaa afartii tijaabo ee ay horey u qaaday.

Dowladaha reer galbeedka ayaa si weyn u cambaareeyay tijaabadaasi.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®