SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

AMISOM oo Hambalyo u dirtay Umada Soomaaliyeed



Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya adna gudoomiyaha AMISOM ayaa hambalyo ku aadan maalinta Ciida u diray Dhammaan umada Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogaan.

Francisco Caetano Madeira ayaa sheegay in maalintaan ay tahay mid fadli badan , islamarkaana umada Muslimiinta ah looga baahan yahay in ay si farxadle ku ciidaan.

” Waxaan dareenka la qeybsanaynaa dhammaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan , waxaana u diraya hambalyada , waa maalin qaali ku ah umadda Muslimiinta ah loogana baahan yahay in ay muujiyaan farxadooda” ayuu yiri Francisco Caetano Madeira.

 


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®