SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
11/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

2 Qof oo ay dileen Maleeshoyo Dowlada la shaqeysa oo lagu magacaabo macawisley Duleedka Degmada Buula-barde

 

Maleeshiyaadka Degaanka ee dagaalka kula jira Al-shabab ay ku qaldameen gaari kuwa raaxada ah oo marayay duledka degaanka jameeco shiin oo hoos taga dagmada bullo burte ee Gobolka hiiraan iyado weerarkan ay ku dhinteen labo ruux halka mid kale u dhawac soo gaaray.

qofka dhawacmay iyo labada ruux ee dhintay ayaa la geeyay isbitalka guud ee degmada Bula burd ee gobolka Hiiraan iyado qofka qaba dhawac la la tacalayo Xaaladiisa Caafimaad.

Ciidamada Macwisleyda ayaa ku raad joogay kooxo hubeeysan oo habeen ka hor ku dilay degaanka jamaceeco shiin nin ganacsade ahaa kaas oo gurigiisa laga la baxay.

ugu dambeyntii Ciidamada Degaanka ayaa wada weeraro gaadmo ah oo ay la beegsanayaan Al shabaab iyago wadada dhinaceeda u galaya gadiidka ay watan Al shabaab.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®