SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Waxaa Maalinkii Labaad Xiran Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Ciidamada Dowladu ay Jareen

 

Maalintii Labaad axaa Xiran Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho,iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso marti galinta Shir Madaxeedka IGAD oo 13-ka Bishaan Talaadada soo socota ka furmi doona Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Soomaaliya.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Xiray Wadooyinka gaar ahaan goobaha u dhaw dhaw halka Shirka lagu qabanayo,mana jirto wax Gaadiidka Dadweynaha ah oo Isticmaalaya Wadooyinka,iyadoo Ciidamo Boolis ah la dhigay Wadooyinka Xiran.

Dadka ayaa Lugtooda Maalaya si ay u gaaraan Goobaha ay ka raadsadaan Nolol Maalmeedkooda.

Sidoo kale waxaa jira Cabasho ay Dadka qaar qabaan oo ku aadan Xirnaashaha wadooyinka oo la Xiro Mararka qaar.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Dadweynaah ka Codsaday in ay ka shaqeyaan Nabad Galyada oo ay Dulqaataan Mudada yar ee Wadooyinkala xiro.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®