SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wakiilka QM ee Somalia oo sheegay in uu Cabsi ka qabo dib u dhac ku yimaada Doorashada Soomaaliya mar kale

Wakiilka QM u qaabilsan Xoghayaha Guud Ee QM Mr Ban kii-moon Arrimaha Soomaaliya Michel Kitting oo Wareysi siiyay Idaacadda BBC ayaa ka hadlay Walaac QM ay ka qabto Doorashada Soomaliya ee Qorshuhu yahay in Dalka ay ka dhacdo Bisha October ee soo socota.

Michel Kitting ayaa sheegay in sida ay wax u socdana hadda ay u muuqato dib u dhac ku imaan kara mar kale Doorashada Soomaaliya Waqtigii loo qorsheeyay.

“Waxaa weli Muqdisho ku shirsan Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran oo isku dhagan kana shiraya Doorshada iyo sidii loo wajihi lahaa,waxaa jira Cabsho ka imaaneysa Odayaasha Beelaha iyo Somaliland,marka iima muuqato in Arrimahaas si fudud lagu xalin karo “ayuu yiri Danjire Michel Kitting.

Madaxtooayada Soomaaliya ayaa weli waxaa ka socda Shirka Hogaamiyaasha ku mideysan Madasha Wada-tashiga Qaran,waxaana jirta in weli ay isku haystaan Arrimo badan oo u baahan in xal laga gaaro si dalka ay Doorasho uga dhacdo.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®