SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Bariga Gobolka Mudug iyo xiisad colaadeed oo laga dareemayo

Wararka ka imaanaya deegaano hoos yimaada bariga Gobolka Mudug ayaa sheegay in saakay xaalada ay tahay mid kacsan isalmrkana markasto la filan karo in uu halkaasi uu dagaal uu ku dhaxmray Ciidamada puntland iyo kuwa maamulka Galmudug oo la sheegay in ay Gacansiinayaan Maleeshiyaad Labada Dhinac ah oo Dagaalku uu ka biloowday.

Ciidamada ayaa isku horfadhiya goobihi shalay ay ku dagaalamen waxaana labada maamul ay ku baaqeen in la joojiyo dagaaladaasi oo miiska wada hadalka la yimaado.

Sidoo kale waxaa sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi iyadoo hadda inta la ogyahay ay ku geeriyooden 20 ruux oo dhamantood ah dhinacyadii dagaalamayay halka ay ku dhaawacmeen tira intaasi ka badan.

Isbitalada Gaalkacyo ayaa Xalay waxaa la keenaya dhaawacyo fara badan,kuwaas oo hadda lagu dabiibayo Xaaladooda Caafimaad.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®