SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Puntland oo ka hortimid go’aankii joojinta Khaadka ee Dowlada


Maamulka Puntland ayaa sheegtay in aanu khuseyn go’aanka ay dawladda federaalka ku hakisay duullimaadyada qaadka ee ka imaan jiray dalka Kenya.

Dawladda Soomaaliya ayaa shalay si kumeel gaar ah u joojisay dhammaan duullimaadyada qaadka ee ka imaan jiray gudaha dalka Kenaya.

Afhayeenka maamulka Puntland Cabdulaahi Quraan jecel oo l hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka Puntland ay kasoo horjeedaan go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku joojisay diyaaradii Qaadka ka keeni jiray gudaha dalka Kenya.

Afhayeenka ayaa sheegay in uu dalku yahay Federalka maamulka Puntland aysan khuseyn go’aanka dowladda Soomaaliya ay Qaadka ku joojisay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®