SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqisho oo Shil khasaaro sababay uu ka dhacay

Shilkaan gaari oo khasaaraha geystay ayaa maanta waxa uu ka dhacay Isgoyska Zoobe degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Goob Joogayaal ayaa Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay in shilka ay ku dhaawacmeen 4 qof , waxaana mid ka mid ah dadkii Goob Jooga ahaa tilmaamay in Gaari nuuca Homey-da loo yaqaanno ah uu ku dhacay Tabeelaha Nalalka Cadceeda ku shaqeeya , shilkana uu ka dhashay.

Gaadiidka Gurmadka deg dega ayaa dhaawacyada shilkaas ka dhashay ka qaaday goobta ay wax ka dhaceen.

Si kastaba Gaariga Shilka galay ayaa la sheegay in si xowli ah uu ku socday taas oo ka dambeysay in uu hertiyo Tabeelahaasi Nalalka Cadceeda ku shaqeeya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®