SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Banaanbax Loogu Soo Horjeedo Shirka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uga furmaya Jowhr oo ka Socda Beledweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in banaanbax loogu Soo horjeedo Qorshaha Dowlada Soomaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ee Shirka Maamul u sameynta Goboada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe in uu haatan ka socdo Gudaha Magaaladaas.

Boqolaal dad ah oo iskugu jira odayasha dhaqank,a siyaasiin, Xildhibaano hore,Haweeen ,dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galaya banaanbaxan maanta ka dhacaya Gudaha Magalaada Baladweyne kuwaaso gabi ahaanba ka soo horjeestay shirka lagu wado in u ka furmo jowhar.

Shalay ayaa Lagu waday in Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe in uu ka Furmo Shirka balse dib u dhac ayaa ku yimid sababo la xiriira in aysan gaarin Madaxdii ka qeyb gali laheyd Furitaanka.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®