SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shirka G20 oo ka furmay Dalka Shiinaha


Hoggaamiyeyaasha waddamada ugu dhaqaalaha roon adduunka ayaa magaalada Hanjuu ee dalka Shiinaha u jooga shirkooda sanad laha ah ee G-20.

Xaaladda dhaqaale ee caalamka ayaa noqon doonta arrinta ugu muhiimsan ee ay hoggaamiyeyaashani ka wada hadli doonaan.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ka digay in soo kabashada dhaqaale ee gaabiska ah ee caalamka ay halis ku tahay waddamada saboolka ah.

Maalinta ugu horreysa shirkan ayaa waddamada ka qayb galaya waxa ay yeelanayaan kulamo gooni gooni ah oo ay uga wada hadlayaan iskaashiga ka dhaxeeya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®