SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kenya oo Qaatiyaan ka Muujisay Ardayda inta ay ka baxaan jaamacadaha ku Biiraya Daacish iyo Al-shabaab


Dawlada Kenya ayaa waxa ay sheegtay in hawlgal ay samaysay ay kusoo qabatay tiro arday ah kuwaas oo looga shakiyay in ay doonayeen in ay ku biiraan Ururka Daacish taas oo dhalisay suurtagalnimada dadaalada ay kooxdaas ugu jirto sidii ay dagaalyahano ugu qoran laheyd Gudaha Kenya.

Guddiga Waxbarashada Jaamacadaha dalka Kenya ayaa sheegay in ugu yaraan 44 arday ay ka tageen Waxbarashada si ay ugu biiraan kooxda dalka Liibiya Saldhiga ku leh ee Daacish iyo Xarakada Al shabaab ee Somaliya.

Walaacaan ayaa sii kordhay kadib markii tiro arday ah oo kuliyadda Caafimaadka ka baranayay dalka Kenya laxiray kuwaasoo lagu tuhmay in ay doonayeen in ay ku biiraan Dowlada Islaamiga ee Daacish.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®