SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Afhayeenka Puntland oo sheegay in Ethopia iyo Puntland ay Sameysanayan Ciidamo isku Dhaf ah oo ka Howlgala Xuduuda


Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Mudane C/xakiim Xaaji Cumar Camey oo ku sugan degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kulamo la qaatay Mas’uuliyiin ka Tirsan ismaamulka Somalida ee dalka Ethopia.

Kulanka uu la qaatay Mas’uuliyiinta ismaamulka Somalida ee dalka Ethopia ayaa diirada lagu saaray xoojinta amniga iyo sidii gacanta loogu dhigi lahaa gadiidka baxsadka ah ee kala dhuumanaya rarka ee ka imaanaya koonfurta iyo Bartamaha dhulka Soomaliya.

Intaas kadib Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Puntland C/laahi Maxamed Jamac Quraan-Jecel oo ka hadlay kulanka labada Mas’uul ayaa sheegay in ay labada dhinac ay kawada hadleen sidii loo sameyn lahaa ciidamo isku dhaf ah oo ka shaqaynaya Xuduudaha.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®