SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xasan oo shegay in la xiray Mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe


Iyadoo dhawaan gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali uu shaaciyay in Bankiga Dhexe laga xaday lacag dhan Shan boqol iyo Soddon oo dollar ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe lacagtii dhawaan laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Bankiga Dhexe loo geystay Xatooyo , laakiin uusan ka jirin Bankiga Musuq Maasuq .

Waxa uu sheegay in raggii lacagta ka xaday Bankiga dhexe aysan wali dowladda Soomaaliya gacanta kusoo dhigin ,laakiin ay ku daba joogto.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Xasan in baaritaano ay wadaan Hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®