SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Xasan oo ka hadlay Wadooyinka xiran ee ku yaalla Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Wadooyin xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in wadooyinka aysan ka xirneyn isku socdoka dadka , lakiin ay ka xiran yihiin Gadiidka oo kaliya.

Ujeeda ugu weyn ee loo xiray Qaar kamid ah Wadooyinka Caasimada ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku sababeeyay amni daro.

Madaxweyne Xasan ayaa ku adkeeysay in ay furan yihiin Wadooyinka Muhiimka ah sida Wadooyinka gala Dekeda iyo Garoonka diyaaradaha, lakiin Wadooyinka Xiran loo xiray sababo amni dadka shacabka ahna loo ogol yahay in ay maraan .

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®