SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo La Kulmaya Saraakiil ka Tirsan ciidamada Ethopia

Madaxwayne ku-xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar “ Camey iyo Mas’uuliyiin kale ayaa booqasho ku jooga Magaalada Goldogob ee Gobolka Mudug.

Madaxwayne kuxigeenka ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxda dawlad deegaanka Itoobiya oo uu kala hadli doono xiriirka ganacsiga labada dhinac,kulankaasi oo ka dhici doona kastamka dhawaan la sameeyay ee kala bara Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo yaqaano Tuur-dibi.

Waa booqashadii ugu horaysay ee Madaxwayne kuxigeenka Camey uu ku tago magaalada Goldogob ee Gobolka mudug, Safarka madaxwayne ku-xigeenka Puntland ayaa kusoo beegmaya xilli magaalada Goldogob meel aan ka fogayn lagu qabtay Gaadiid xamuul ah oo jabiyay amarkii madaxwayne kuxigeenka Puntland soo rogay ee ahaa in Gaadiidka ka imaada koonfurta rarka laga dajiyo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®