SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Amisom oo Caalamka ka Dalbatay in Loo Tababaro Ciidamo ka Hortagga Qaraxyada

Taliska Howlgalka Midowga Afrika Amisom ee Soomaliya ayaa ka dalbaday beesha caalamka in loo tababaro Ciidamo khibrad u leh ka hortagga Qaraxyada kadib markii ay kordheen weerarrada Qaraxyada ah ee ay geysanayaan Xarakada Al-shabaab.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Amisom ee dhanka howlgelinta iyo farsamada Generaal Nakibus Lakara oo hadal ka jeediyay Tababar loosoo gaba-gabeeyay ciidamo ka Tirsan Amisom ,ayaa sheegay in ay u baahan yihiin khubarro iyo agabka ka hortagga Qaraxyada si loo dhimo waxyeellada ka dhalata Qaraxyada ka dhaca Gudaha Somaliya.

Hadalka Taliska Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaliya ayaa kusoo beegmaya xili Magaalada Muqdisho ay kusoo badanayaa qaraxyada ay fuliyeen dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab qaraxyada ayaa inta waxa ay waxyeelo kasoo gaartaa dad shacab iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowlada.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®