SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

FBI-da Mareykanka oo shaacisay warbixin ku saabsan E-mailka Musharaxa Madweynha Mareykanka ee Hillary Clinton

Hay'adda sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa shaacisay qoraalo muddaba la sugayay oo la xiriira baaritaan lagu hayay Hillary Clinton.

Baaritaankan ayaa la xiriira in haweenaydani ay howlo shaqo u isticmaashay emaileeda khaaska ah, xilligii ay haysay xilka xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka.

Madaxa FBI-da James Comey ayaa sheegay in aysan wax dambi ah galin Hillary Clinton balse ay muujisay taxaddar la'aan.

Intii muddo ahaydba waxaa Hillary Clinton loo haystay laguna eedaynay isticmaalaka emailkeeda gaarka oo ay u adeegsatay hawlo shaqo oo saxaasi ah.

Ninka ka soo horjeeda haweenaydan ee Donald Trump ayaa fursad ay u noqotay in uu ku cambaareeyo Hillary eedaha loo jeedi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®