SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shirka maamul u sameynta labada Gobol ee Hiiran iyo Sh/Hoose oo maanta dib u furmaya Jowhar

Wajigii labaad ee shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta lagu wadaa in uu dib u furmo kadib markii IGAD iyo dowladda Federaalka ay ku dhawaaqeen.

Madasha Shirkaas ee Magaalada Jowhar ayaana laga dareemayaa qaban qaabo xoogan oo la xiriirta shirka.

Waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka Magaaladaasi Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Si kastaba shirka ayaa dib u furmaya xilli weli ay taagan yihiin Cabashada ay qabaan qaar ka tirsan Ergooyinka Gobolka Hiiraan weliba ugu sameynta badan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®