SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo la sheegay in Sh/dhexe ay ku Dileen Dad Rayid ah

 

Wararka ka imaanaya Degaanka Biya-Cadde ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xalay Xarakada Al-shabaab ay halkaa ku dishay Saddex Qof oo Rayid ah,kuwaas oo la sheegay in ay kala ahaayeen Wiil iyo Aabihii iyo Nin Oday ah oo u soo martiyay Qoyska laga dilay Wiilka iyo Aabaha dhalay.

Inkastoo aan la ogeyn Sababata ka dambeysa Ee Dilka Al-shabaab ay ugu geysteen Dadka Rayidka ah ayaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe oo la hadlay Radio Kulmiye waxaa ay sheegeen in Maanta la aasayo Dadka Rayidka ah ee Shabaabku ay dileen.

Al-shabaab ayaa Dadka ku hoosnool waxaa ay u geystaan dilal kala duwan,iyadoo Dadka Reer Miyiga ah ay u sii dheertahay Xoolahooda oo laga Kaxaysto.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®