SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dab Qasaaro Hantiyadeed Geystay oo Xalay ka kacay Deegaanka Garas-baalay

 

Maamulka Deegaanka Garas-baalay ayaa Faah-faahin ka Bixiyey Qasaaraha uu Geystay Dab Xalay ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalay Deegaankaas.

Gudoomiye ku Xigeenka Deegaanka Garas-baalay ee Dulledka Magaalada Magaalada Muqdisho Mudane Cali Xasan Cali ayaa Sheegay in dab Xoogan uu Xalay Bur-Buriyay Goobo Badan oo Ganacsi oo ku yaalay Heerahada Muhiimka ah oo Dhexmarta Deegaanka.

Sidoo kale Gudoomiye ku-xigeen-ka deegaanka Garas baalay ee duleedka Muqdisho Cali Xasan ayaa Tilmaamay in dabka uu saacado badan socday inta la xaqiijiyay uu Geystay oo kaliyah Qasaare Hantiyadeed goor danbana Maamulka iyo Dadweyne fara badan oo uu gurmaday ay ku guuleesteen in la baqtiiyo Dabkaasi.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®