SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Cumar Gaagaale “Dowladda Dano Gaar ah ayay ka Leedahay Shirka Maamul u Samaeynta G/Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe”

 

Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay dowlada Soomaaliya in ay ku qasbeyso dano gaar ah oo ay ka leedahay shirka maamul u samaeynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Siyaasiga Cumar Maxamed Gaagaale oo Hore Xildhibaan uga Soo noqday dowladii KMG-ga aheyd ayaa Dowlada Soomaaliya ku Eedeeyey inay Dano gaar ah ay ku wadato Arimaha Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo uu Tilmaamay in Urur Gobaleedka IGAD iyo Dowlada Dhexe ay Bulshada Gobaladaasi ku Qasbayaan Dhismaha Maamul aan ku imaanin Rabitaan dadka Reer Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Sidoo kale siyaasigaan Cumar Maxamed Gaagaale ayaa Waxa uu Sheegay in Dowlada Soomaaliya aysan Daacad u ahayn in ay midoobaan Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe asagoo Tilmaamay in Madaxda Dowlada Dhaqaale ay kaga raadsanayaan Beesha Caalamka si ay Danahooda gaarka ah ay ugu Fushadaan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®