SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Al-shabaab

 

Iyadoo Al-shabaab ay Weeraro dad badan ku dhinteen ay ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa ay shalay ku dhawaaqday in Todabaadyadaan Weeraro lagu qaadi doono Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab si looga baaqsado Weerarada ay geystaan.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa Golaha Wasiiradda Soomaaliya Kulankoodii Shalay ka hor sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay qaadayaan Dagaal ka dhan ah Al-shabaab.
Magaalada Muqdisho ayaa Bishaan September iyo October waxaa ka dhici doona Doorashada Xubanaha Aqalka Sare,Baarlamaanka,Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Dalka Hogaamin doona Afarta Sano ee soo socota.

Al-shabaab ayaa Weeraro Is xig xiga ka geystay Magaalada Muqdisho,iyadoo Ujeedka Weeraradooda lagu sheegay in ay Carqaladeeyaan Doorashada Dalka ka dhici doonta.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®