SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo Weerar ku soo qaaday Degaanka Cadow-Dibile ee Gobolka Sh.Hoose

 

Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Xaqiijiyay in Al-shabaab ay Xalay Weerar ku soo qaadeen Degaanka Cadow-dibile ee Duleedka Degmada Afgooye,halkaas oo ay Saldhig ku lahaayeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Afgooye ayaa sheegay in Dagaalka Al-shabaab ay soo qaadeen ay ku dhinteen Saddex Qof oo Shacab ah islamarkaana ay Afduubteen Dad kale oo ku sugnaa Degaanka Cadow-dibile.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka baxeen Degaanka markii ay Al-shabaab Weerarka soo qaadeen.

Al-shabaab ayaa Dhowr jeer Weeraro kala duwan ku qaaday Degmada Afgooye iyo Deegaano dhowr ah oo hoostaga Degmada Afgooye.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®