SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/09/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

MAAREEYIHII SHIRKADA DAHABSHIIL EE KOOFURTA SOOMAALIYA OO LA DILAY


Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Xalay halkaasi lagu Dilay Maareeyihii Shirkada Dahabshii ee Koofurta Soomaaliya Kaas Oo Mudooyinkii U Dambaysayba ku sugnaa Magaalada Laascaanood.

Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Xirsi Yuusuf Ayaa Dableey ku hubeeysan Bastoolado Waxa ay ku dileen Magaalada Laascaanood.

Xilliga la dilayay Marxuumka ayaa waxa uu ka soo baxay Mid Kamida Hotelada Magaalada. Laascaanood,iyadoo ay baxsadeen Kooxdii Dilka u geysatay.

Ciidamada Somaliland ayaa halkaas ka sameeyay Baaritaano,hasayeeshee ma jirto Cid ay u soo qabteen Dilka Mareeyaha Dahabshiil.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®