Caruurta laga
xado Guud ahaan Soomaaliya oo loo iibgeeyo Kaniisad ku taal
Adis ababa.
Waayadan waxaa batay xadista caruurta tasoo ay fuliyaan shaqsiyaad
damiir laawayaala kuwaa oo shlimaad siista marka ay ugeeyaan
halka looga soo diray.
Hadaba Falaar oo arinkan baritaan dheer ku sameysay ayaa ogaatay
in caruur badan la isugu geeyo kaniisad ku taal casimada itoobiya
tasoo dib usii iibisa shirkana kula ah kaniisado ku yaal wadamada
galbeedka.
Caruurtan ayaa uu ku sheegan xog waran aan la kulanay in ujeedku
yahay in iyagoo gaala a dalka dib loogu soo celiyo si ay unoqdaan
hogaamiya`yaal horkaca umada somaliyeed ee boqol kiiba boqola.
Dhowr mar oo hore ayaa caruur lasoo xaday lagu qabtay magaalooyinka
Hargeysa iyo Boosaaso iyadoo ay wadaan dumar isku sheegaya in
ay dhaleen kadib markii laga shakiyey run ahaanshaha sheegashadooda.
Tani waxey kusoo beeg meysaa iyadoo dagaal baahsan ay dalka
ku wadaan Ciidamada Gumeysiga Madow ee Itoobiya kuwaa oo iyagu
albaabada ulaabay masaajida badan iyo Malcaamadu diinta lagu
barto iyadoo ay dayacan yihiin dhalaan badan oo ubixii dalka
ah si fududna ay ku xadaan diin lawayaal arxan daran una iib
geeya kaniisad ku taal Xarunta itoobiy