SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Yuusuf Dabageed oo ka jawaabay xilka qaadistii uu ku sameeyey madaxweynha Hirshabeele

Gudoomiyihii hore ee Goboolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in uusan waxba kala socon xilka qaadista lagu sameeyay.

Wuxuu sheegay warbaahinta iyo website-yada lagu qoro Afka Soomaaliga in uu ka maqlay, kana arkay oo kaliya xilka qaadista lagu sameeyay.

Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Gudoomiyihii hore ee Goboolka Hiiraan ayaa sheegay Madaxweynaha Hirshabeelle in uusan kala tashan xilka qaadista uu ku sameeyay sidoo kalena uusan ku soo wargelin.

Shalay ayay aheyd markii warqad ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble lagu sheegay in xilka looga qaaday Gudoomiyihii hore ee Goboolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®