SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo La Wareegay Gacan ku Heynta Degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool

Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa goordhaweyd la wareegay gacan ku heynta degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool xili Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa Ethopia ay ka baxeen saakay aroortii.

Boqolaal katirsan Ciidamada Al-shabaab oo wata gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan ayaa goordhaweyd gudaha u galay degmada Tiyoglow ee Gobolka Bakool, waxayna durbadiiba ay la wareegeen xarumaha degmada.

Dadkii ku noolaa degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool ayaa xalay ilaa saakay isaga baxay degmadaas cabsi ay ka qabaab in uu dagaal halkaas ka dhaco.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®