SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/10/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Donald Trump oo ka digay Dagaalka 3-aad ee Adduunka hadii la doorto Hillary Clinton

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Madaxtinimadda Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Qorshaha Hillary Clinton ee dalka Syria horseedi doono inuu Caalamka ka qarxo Dagaalkii 3-aad ee Adduunka.

Isagoo ka hadlayey goob lagu ciyaaro Xeegada ama Golofka ayuu si kulul u naqdiyey Hillary Clinton oo ah Musharaxa Madaxtinimadda ee Xisbiga Dimuqraadiga, wuxuuna sheegay haddii la dhegeysto Hillary Clinton in lagu dhamaan doono Dagaalka 3-aad ee Adduunka.

Waxa uu ku eedeeyey inay doonayso inau la dagaalanto dalka Raashiya oo haysta Hubka Nukliyeerka, Iran, Syria, wuxuuna ka digay qorshaheeda ku aadan in Deegaano ka caagan Diyaaradaha laga sameeyo gudaha dalka Syria.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®